Maxkamadaha Soomaaliya ayaa dhawaanahan billaabay in dacwadaha ka socda dhegaysigooda ay dadweynuhu kala socdaan qalabka warbaahinta iyagoo ku kala sugan daafaha dunida.
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi, wasiirkii arrimaha dibadda ee dalkaasi iyo dhowr sarkaal oo kale ayaa Isniinta maanta ah meydadkooda la helay, saacado ka dib markii diyaarad helicopter ah oo ay la socdeen ay ku burburtay buuraley.